Arsenal oo kooxda Everton 2-0 kaga badisay Garoonka Emirates

Premier League: Kooxda Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay Garoonka Emirates Stadium kooxda Everton, kadib markii ay ku garaacday 2-0. Everton ayaa marti ku...

Airportka Dahabka ah ee Magaalada Barawe !!!.

Hala yaabin in Airport Dahab ah laga dhisayo Somaliya. Waxaan wax badan isweydiiyay Maxey Sh/Hoose Nabad u noqon la’dahay?. 1-Waxaan soo xasuustay: Waqtigii Kacaanka shirkad Romaniyaan...

Dood kulul oo laga yeeshay Dardar-gelinta Qorshaha Horumarinta Garsoorka Iyo Fulinta Go’aannaada Maxkamadaha.

Muqdisho- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee isku xirka bahda caddaalada dalka oo looga hadlay...

Dhageyso wareysi xiiso leh: Xildhibbaana cusub ee golaha deegaanada ee Somali-Swedhishka

Kulan wanaagsan saaxiibayaal ku soo dhawaada barnaamij wareysi ah oo ay ka qeyb galaayaa 3 dhalinyaro oo dhawaan ku guuleysatay tartarkii doorashada ee ka...

Maqaal Xiiso leh: Free madaxweyne Famoojo

Waa in xoriyadiisa Madaxweyne loo ogolaadaa Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo laga xoreeyee Kooxda Xooga ku haysata. Dalku wuxuu ku jiraa xil adag oo loo baahan...

Pro Yaxye Sheikh Camir: “Bartilmaameedka aniga ayuu ahaa aagaaladana 7 Koox ayaa dadka Ku...

Wareysi kooban  oo uu VOA siiyey Prof Yaxye Sheikh Camir oo qeyb ahaan la soo dhigay Facebook ayuu sheegay Pro Yaxye in la rabay...

Maraykanka oo 18 Al Shabaab ah ku dilay duqeyn Drone

Afhayeenka u hadlay Taliska Militariga Maraykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ka dhacday Jubbaland Jimcihii shalay ay ku dileen ugu yaraan 18 maleeshiyaadka...

SARKAAL KA TIRSAN CIIDAMADDA NISA OO LA XIRAY

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa NISA ayaa xalay xabsiga dhigay  Taliyaha Hoggaanka caafimaadka ee hay’addaasi oo lagu magaacbi jiraya  Dr. Xasan Axmed...

Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo is casilay

Wasiirka wasaaradda Deegaanka & Isbedelka Cimiladda Dowladda Puntland Dr,Cali Cabdulaaji Warsame ayaa xilka wasiirnimo iska casilay,warqad qoraal ah oo uu faahfaahinayo Iscasiladda wasiirka ayaa...

R/W Khayre oo la kulmay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Hassan Aden. Ra’iisul wasaare Xasan Cali...

Paytm has a new strategy to beat the competition: snitching

India’s largest homegrown digital payments firm is using a rather unusual trick to take on the competition. Noida-based Paytm has been playing watchdog against its...