var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Yuusuf Garaad “M/Gobaleedyada go’aanada ay qaateen waxba u dhimi doonaan Madaxbanaanida Soomaaliya..”

Ilwareed Online

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku laheyn Xaaladaha Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo Maamulada kale ee Dalka ka jira, isagoo eedeyn u soo jeediyay Madaxda Maamul Gobaleedyada Soomaaliya.


Yuusuf Garaad ayaa sheegay in Dowlad Gobaleedyadu ay ku xadgudbeen Dastuurka, hase yeeshee aysan Dowladda Soomaaliya waxba u dhimin xiisada ka dhax taagan Galmudug iyo kuwa kalaba.
Dhanka kale Wasiirka ayaa sheegay in khaladaadka ay galeen Maamul Gobaleedyada ay DFS Shacabka la wadaagi doonto,maamul Goboleedyada go’aanada ay qaateena waxbo u dhimi doonin Madaxbanaanid Soomaaliya.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: