(XOG CULUS): Dowladda Federlka Oo Masar U Diiday Saldhig Milliteri Iyo Eritrea Oo U Oggolaatay Saldhig

Xasaasiyadda ka jirta Mandiqadda Geeska Afrika iyo Colaadda Masar iyo Ethiopia ee Webiga Nile darteeda ayey DFS waxay laashay Codsi ay Dowladda Masar ku doonaysay inay Saldhig Milliteri kaga dhistaan Somalia iyo Somaliland.