var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Xilka Qaadis lagu Sameye Wasiiru Dowlaha Xiriirka Madaxtoyada iyo gobolada Xukumada Puntland

Wasiirudowlaha Xiriirka Gobolada Madaxtooyada  Dolwad Gobeeledka puntland Mr Bashiir Cabdiraxman Gurxan   ayaa shaqada laga fadhisiye. Wasisirkan ayaa ah mid kasoo jeedo beel aan degeneyn Gobolada Maamulka Puntland Beesha Mariixaan.

Arinkaan ayaa salka ku heeysa wassiirka oo la sheegey in uu taageeray arinka  gacan gelinta qalbi dhagax. Wasiirka la sheegey in uu yriri waxaan kale oo aan dhibi doono dad badan oo farta ku godan oo halkaa ka soo jeedo.

Cumar Cameeye oo ah Madaxweyne Kuxigeyn Xilka Hayo ayaa inta Madaxweyneha dalka ka Maqanayhay ayaa waxaa uu soo rogay amaro kulkul iyo xilka qadis  masuuliyin katirsan dowlada ilaa shanqofood garaya.

AKHRISO  Maxaad ka taqaan taariikhda faca weyn ee degmada Warsheekh? (Daawo)

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: