Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

XILDHIBAANO SHEEGAY IN AY XILKII KA QAADEEN MADAXWEYNE KU XIGEENKA IYO GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA GALMUDUG

Ilwareed Online

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa goordhow Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali  Gacal Casir.

Xildhibaanadaan oo tiradooda lagu sheegay 52 Xildhibaan waxaana ay isku raaceen in Gacal Casir ay kalsoonidii kala laabteen.

Dhanka kale Xildhibaanada ayaa sheegay in xilkii ay ka qaadeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi 49 ayaa ka qaaday halka 3 kalena ay ka aamuseen sida la sheegay.

Wali Gacal Casir kama hadlin Xil ka qaadistaasi lagu sameeyay .

Dhowaan Xildhibaano katirsan Galmudug ayaa xilkii waxa ay sheegeen in ay ka qaadeen Axmed Geelle Ducaale Xaaf inkastoo uu diiday.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...