var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Hiiraan oo Beeniyay War Ka Soo Yeeray Cali Cosoble

Ilwareed Online

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa beeniyay war ka soo yeeray Madaxweynihii hore Cal C/llaahi Cosoble, kaasoo ahaa in Xildhibaanada aan deegaanka ku laheyn Jowhar ay ku heysato xaalado amni dari, isla markaana lagu haayo handadaad.

Kulan Xildhibaanada ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa waxay waxba kama jiraan ku tilmaamay warkaas, waxaana ay sheegeen in nabad ku heystaan Jowhar.

Xildhibaanada ayaa kulankooda ka soo saaray war murtiyeed, waxaana ay ugu baaqeen Madaxweynihii hore Cali Cosoble inuu joojiyo warka xanafta leh, isla markaana aysan jirin cid la handaday oo dhibaato lagu haayo.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: