Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Xildhibaanada Ka soo Horjeeda Xukuumadda Cusub oo tiradooda sii kordhayso.

Waxaa sii kordhaya tirada Xildhibaanada ka soo Horjeeda Xukuumada uu soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Tirada Xildhibaanada wada Mooshinka ka Dhanka ah Xukuumada dhawaan la magacaabay ayaa iminka gaaraya ilaa 135 Xildhibaan oo dhaliilsan qaabka loo soo magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirada.
Xildhibaanada ugu Badan ee Dhaliilsan Qaabka loo magacaabay Gollaha Wasiirada Cusub ayaa la sheegay inay kasoo Jeedaan Dhanka Maamulka Koonfur Galbee
Dhanka kale waxaa ku soo xigo Xildhibaanada kasoo jeedo Maamulka Puntland oo ah xildhibaano dhawr ah, waxaana ka go’an sidii loo ridi lahaa wasiirada cusub haddii la horkeeno fadhiga Baarlamaanka.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...