var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Xildhibaan Ka Badbaaday Qarax Irida hore ee Gurigiisa la dhigay.

0

Xildhibaan C/llahi Cumar oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka badbaaday Qarax loogu diyaariyay irrida hore ee gurigiisa.
Xildhibaanka ka badbaaday Qaraxa ayaa sheegay inay ku soo wargeliyeen dadka Deegaanka isagoona Sheegay inuu dalbay Ciidamado ka tirsan Nabadsugida waxaana ugu Dambayn uu sheegay inay ku Guuleesteen Ciidamada Nabad sugida Inay Kala Furfuraan Qaraxaasi.
Dhanka kale ma jirto cid loo soo Qab qabtay Qaraxaasi La Hordhigay Guriga uu Dagan yahay Xildhibaan C/llahi Cumar oo ka tirsan Xildhibaanada Maamulka Galmudug.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.