Xil ka qaadis lagu sameeyey Guddoomiye K/Xigeenkii Guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso)

Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka kooban sagaal xubnood ayaa la aasaasay April 2, 2015.

Go’aankan cayrinta xubinta guddiga ayaa ah kii u horreeyey guddigu ku qaado xubin ka tirsan.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline