var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Xassan Daahir Aweys oo Farmaajo ka dalbaday in lasii daayo *Daawo*

Xassan Daahir Aweys oo xiran mudo 5 sano gaareysaa ayaa dhawaan wareysi ay ka qaaday gabar reer Kanada ah ayaa waxaa uu madaxweynaha Soomaaliya uu ka codsatay in xoriyadiisii la siiyo.

Mar ay wareysaneysay gabadhaas oo waydiisay in uu ka laabtay mowqifkii uu aaminsanaa hadii cafis la siiyo, Wuxuuna ku jawaabay in Uusman waligiis ka laaban doonin waxa uu aaminsan yahay.

DAAWO

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: