var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasiirka Gaashaandhiga”Waa inay Ciidamadu dhiigooda u huraan sidii loo badbaadin lahaa…”

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ugu baaqay inay xoog ku furaan Wadooyinka u xiran kooxda Al-Shabaab si gar gaar loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysay goobaha ay abaaraha Ka jiraan.


Wasiirka ayaa Ciidamadda Xooga Dalka ugu baaqay inay dhiigooda u huraan sidii loo badbaadin lahaa dadka Dhibaateysan ee ku sugan Goboladda Dalka, wuxuuna sheegay in waqtiga dhibaatada jirto uu yahay waqtiga ugu mudan ee dhiiga loo huro dalkaaga iyo dadkaaga.
Dhanka kale Wasiirka ayaa ugu baaqay Dhamaan Taliyaasha ciidamada iyo laamaha amniga uu quseeyo inay ku dadaalaan in 2-da sano ee soo socoto la gaaro isku filnaasho dhanka amniga ah.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: