var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya “Waxaan Rajayneynaa in Saldhigaani Milatery ee Turkiga uu Xoojin doono..”

Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa amaanay Saldhiga Tabarka Military ee Turkigu uu ka Furanayo Dalka Somaaliya, iyadoo xaruntaasi uu Turkiga ka furan doono Bilaha soo socda Soomaliya

“Saldhiga Tababarka Military ee ay aas-aaseen Saaxiibadeen Turkigu, waxay noqon doontaa xarun Tababar tii ugu Horaysay ee u fiican Ciidamadda Soomaaliya, Taasi waa sababta ay aad inaga Muhiim inoo tahay” ayuu Yiri Wasiirka Arrimah Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo lahadlay wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu.

 

“Waxaan Rajaynaynaa in Saldhigaani uu Xoojin doono Howlkarnimadda Ciidamadeena” ayuu yiri Wasiir Yuusuf Garaad oo sheegay inuu isagu Booqday Saldhigga Casriga ah ee ku yaala duleedka Magaaladda Muqdisho.

 

Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibbadda Soomaaliaya ayaa sheegay in Bilaha Soosocda la furi doono Saldhigga, saldhiga Turkiga ee Dauleedka Muqdisho ayaa ah Saldhigii ugu weeynaa ee Wadan shisheeye uu Soomaaliya ka dhisto.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: