var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasiirka arimaha dibada soomaaliya Mudane Hadilye oo sheegey in soomaaliya ay siyeen codkodadalka kenya,

Wasiirka arimaha dibada soomnaaliya Mudane abdisalaan Omar hadliye ayaa ka qayb galay Codeynta Gudoonka ururka midowga afrika isagoona kamid aha wasiir arima dibadedyada shirkaasi isugu yimid maanta,

 

Gudoonka ururka Midowga afrika 5 murashax ayaa isu sootaagtay oo ka kala socday ,5ta dal ee kala ah Chad ,Kenya ,Zimbabwi ,Senigal, E.Geni ,

 

waxana codkooda dhiibtay 54 dowladood ee ku midaysan Ururkaasi , kaalinta ugu dambesyana waxa isugu yimid Musa Faqi mohamedoo ah Wasiirka arimaha dibada dalka Chad Amina Mohamed oo ah Wasiirka arimaha dibada dalka Kenya ,

Codayntani waxay guushu raacday Mussa Fiqi oo kasocday dalka Chad, Wasiir Arimaha dibadda soomaaliya Adisalaan Hadliye oo Codka Soomaaliya halkaasi ka dhiibtey ayaa VOA usheegay in Soomaaliya ay u codeysay Dalka kenya oo ay matalaysay amina Mohamed oo ah Gabar soomaaliyeed oo Wasiir ka ah dalka dariska ah ee  kenya , Nasiib darana laga guuleysatay, waa sida uu yiri Mudane Hadliye.

 

sidoo kale Mudane hadliye oo la waydiiyay go.aanka Trump uu  ku xayiray muslimiinta maraykan iyo dowaldaha  todobadda ah ayaa yiri : inaga dhihi meyno dalkeena lama imaan karo , oo nabad ma ahan, waxana rajaynayaa in ka shaqeyno aminga nabad galyada dalkeena oo aan dhisano ,

 

 

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: