Wasiirka Arimaha Dibada Qatar oo maanta booqasho Ku yimid magaaladda Mogadishu

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ku yeeshay kulan ay uga wada hadleen adkeynta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo dardar gelinta mashaariicda ay Qatar ka fuliso Soomaaliya.

Sidoo kale waxew ka wada hadleen dardar gelinta mashaariicda ay Qatar ka fuliso Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan kaaba yaasha dhaqaalaha & adeegyada bulshada sida caafimaadka waxbarashada biyo nadiif ah dhamaan si wanaagsan ayeey madaxdu iskugu af garteen dhamaan wixii ay ka wada hadleen.

Qatar walaalo jiro Mahadsanidiin ayeeynu leenahay hadii aan nahay shacabka soomaaliyeed.






For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline