var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasiirada Soomaaliya oo looga digay inay baraha bulshada kula ordaan wararka Siyaasadda

Ilwareed Online

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa looga digay inay baraha Bulshada kula ordaan wararka siyaasadda xilli dhowaan uu fashil ka dhacay qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya.

Warqad kasoo baxday xafiiska Raysalwasaare kuxigeenka Soomaaliya ayaa Wasiirada lagu amray inaysan warar kusoo daabaci karin baraha bulshada isla markaana warbaahinta la hadli karin iyagoon ogolaansho ka heysan Xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.