var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasiir Qaloocow” Kheyraadkeena waa la dhacay”

Ilwareed Online

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow ayaa sheegay In Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay difaaca Kheyraadka Biyaha Badda Soomaaliya.

Qalocow ayaa sidookale waxa uu sheegay in Kheyraadkii Badda Soomaaliya uu gacanta u galay Dowladdo shisheeye.

Waxuu dowladda kadalbaday madaama ay kabaxday kumeel gaarkii in ay xoojiso difaaca biyaha badda Somaaliya.

Waxa uu hadalkaasi Ka sheegay wasiir kuxigeenka mar uu maanta booqday Akadeemiyadda Cilmiga Badaha Soomaliya ee Qaliif macoow.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.