var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasiir Juxa oo Shir ka furaaya Kismaayo

Ilwareed Online

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi faarax Saciid Juxa ayaa lagu waddaa Saacaddaha soo socda in uu Magaalada Kismaayo ka furo Shir looga hadlaayo dhismaha goleyaasha degaanka.

Wasiirka ayaa shalay gaaray Kismaayo, waxaana xalay uu la kulmay Madaxweynaha Jubbaland iyo sidoo kale Wasiiro ka tirsan maamulkaasi.

Shirka Dhismaha goleyaasha degaanka ayaa horay loogu qabtay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhawaan sheegay in ay muhiim tahay dhismaha Goleyaasha degaanka maamulka Jubbaland.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: