var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo u yeertay Safiirada Soomaaliya u jooga illaa 8 dal oo dibadda ah.

Ilwareed Online

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirada Soomaaliya u jooga illaa 8 dal oo dibadda ku yaal, iyadoo lagu amray in muddo 30 cisho gudahood ku soo galaan magaalada Muqdisho.
Qoraalkaan ka soo baxay Kusimaha Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu wargeliyay Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Jabuuti, Shiinaha, Sudan, Qatar, Kuwait, Abu Dhabi, Uganda iyo Zambia, wuxuuna qoraalkaasi u qornaa sida:


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: