var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wasaaradda Amniga oo sheegtay inay ku baacsanayaan koox ay ku tilmaaameen inay yihiin Argagixiso.

Ilwareed Online

Axmed Maxamuud Sayid Carab Afhayeenka Wasaarada amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay ciidmada ammaanka ee dawladda Soomaliya ay laba jibaareen hawlagalada ay kawadaan gudaha magaalada Muqdisho.


“Waa inay Shacabka Soomaaliyeed la shaqeeyaan Ciidmada Hawlgalada ka sameynaayo gobalkaan Banaadir degmooyinka uu ka kooban yahay oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka dhacayeen falal amaan daro ah” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya.
Afhayeenaka ayaa sheegay in ciiidamdu laftooda laga doonayo inay u dhimriyaan shacabkooda islamarkaana uu dhex maro wada shaqeyn wanaagsan.
Mudooyinkaan dambe ayaa cidamda ammaanka ee dawladda Soomaaliya waxay Hawlagalo baaritaaano ah ay ka wadeen 17-ka degmo ee goablkaan Banaadir kaasi oo ay ku xaqiijinayaan amniga caasimda iyo shacabka ku nool.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: