Warsaxaafadeed oo ka soo baxay xildhibanaada labada gole Baarlamaanka Federaalka ee Jubbaland

War saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka oo ku sugan Kismaayo ayaa ku dhaliilay Beesha Caalamka dadaaladii ay maalmahan ku bixinayeen doorashooyinka Jubbaland uu yahay mid u muuqda inay dhinac kaliya culeys ku saareen, taasoo ka fog kaalintii laga sugayay ee ahaa inay u hiiliyaan sharciyadda iyo nidaamka dalka u yaalla, sidoo kale waxay intaa ku dareen inay si adag uga soo horjeedaan in dowladaha deriska inay farageliyaan arrimaha gudaha dalka Soomaaliya.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline