var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wariye ku dhaawacmay Qarax loogu xiray gaarigiisa Saakay

Farsamiyaqaan ka mid ah shaqaalaha Tvga Universal xarunta Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawacmay qarax loogu xiray Gaarigiisa xilli uu ku sugnaa degmada xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Sakariye Maxamuud Timacadde oo ka mid ah Shaqaalaha Tvga Universal oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dhaawaca Wariyahaan oo lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed “Karsaay” uu yahay mid culus isla markaana lagu daweynayo mid ka mid ah Xarumaha Caafimaadka Magaalada.

AKHRISO  Weerar ka dhacay London oo dad shacab ah ku dhaawacmeen

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: