Haweeneey wariye ingiriis ah oo ku geereeriyootay Hong Hong iyadoo 105 sana Jir ah

Clare Hollingworth Wariye u dhalatay Boqortooyada ingiriisla ayaa ku dhimatay da’da 105 Sana jir,

 

Hollingslworth ayaa kamida  Wariyaasha kasoo Warama Dagaalada , waxayna kasoo Warantay dalal farabadan , Bariga dhexe ,Vietnam, Algeria, Poland , Germany,

 

Hollingworth 1911 ku dhlatay Magaalada  Leicester dalka ingiriiska ,

 

Hong Kong  ayee ku nooleed mudo iyada oo Matalaysa Kooxda wariyayaasha  Dibadsa FCC ,

 

Ugudambayn maanta ayee ku geeriyootay Hong Kong,

 

October tii lasoo dhaafay ayee halkaas ugu dabaal dagtay dhalashadeedii 105’Naad ,