var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wariye Al-Axmad ma ka go’i doono Quluubta saxafiyiinta Soomaaliyeed!!!

0

Alaha u naxariistii Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday 30-kii Maarso 2017 Saxafi sare Axmad C/Laahi (Al-Axmad) oo ahaa faalo Qore caan ah oo wax ku qori jiray Wargasyadii dalka ka soo bixi jiray xiligii hore iyo kuwii dambe intaba.

Al-axmad ayaa mudooyinkii Dambe ku xasuusnaa Magaalada Muqdisho, wuxuuna ahaa saxafiyiinta fara ku tiriska ah ee aan dhibtoon marka la weydiiyo inuu qoro Faallo, wuxuuna ahaa nin dusha ka qora Warbixinada uu qorayo, iyadoo mararka qaar qoraal ahaan ku gaarsiin jiray wargaysyada.

 

Marxuum Wariye Al-ma ilaabi doonto Saxafiyiinta Soomaaliyeed, wuxuuna badanaa ahaa nin kaftan iyo sheeko badan, sidoo kale ma ahayn qof dadka dulmiya.

Dhanka kale Al-Axmad waxaa lagu yaqiin qoraaladiisa inuu markii uu dhameeyo ku qori jiray Hinqaasta Al-Axmad, Ifka laguma waaraayo, waxaan Alle uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo anagoo isku duuban Bahda Websetka Somaliweyn.com

Tacsi Tiiraanyo Leh

Annagoo kala ah Xuseen Cabdi Calasow, Wasiir C/Raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},  Jabril Maxamuud Nuur (Jabra), Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Cali Muuse Cabdi, Maxamed Xuseen Jamtiile, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale (Dr.{Jimmy), C/|Casiis Golof, Muuse Maxamed Cismaan, Dr.Xasan Shire Sheekh Prof.Yeye Sh.Caamir, Cismaan Xuseen Axmed (Waryeel), C/laahi Maxamed Salaad {Dalle}, C/lhiCalas Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Ciise Faarax Maxamuud, Cawil Daahir Salaad, Maxamed Shiil Xasan (Shiil),Falastin Axmed Xaaji Iimaan, Farxiyo Cali Qaajo, Bashiir Cali Xuseen, C/hi C/xmaan C/hi (Alif), Xasan Maxamuud Axmed (XasanFanax), Xasan Xaaji Maxamuud {Duusoos} Sal aad Fiidoow Dhuxul, Sh.Cali Cumar Maxamuud, C/fitaax Maxamuud Salaad {Diyeeshe} Maxamuud Maxamed Nuureey {Jimcaale} C/raxmaan Cumar Madoobe {Dalmar} Ibraahin Aadan {Ibashaliin} ,Qoraa Sare Saciid C/Salaan,Cabdi Aadan Guuleed {Caanageel}, Cismaanciil Cumar Ma doobe, Sha rif Macallin Maxamed, Aadan Maxamed Cabdi Saalamiin, Faarax Cumar Nuur,Aweys Foodeey Nuur, Nuur Maxamed Nuur{NQamadi} Sh.Xasan, Naasir Cali Cumar {Alimara}, Cumar Diini Geeddi, Yaxye Maxamed Caddow, Salaad Iidow Xasan (SXiis), Maxamed Cali Nuur Socd aal C/hi Xasan Axmed (Shiikhaalow), C/hi Axmed Cali (Fat),C/isaaq Axmed Absuge,{Waayeel}, Aweys Xuseen Xasan (Shii no),C/hi Maxamed Xasan (Black),Maxamuud Xasan Cumar {adduu nyo}, Maxamed Cali Maxamuud (Mad ka),C/hi Maxamed Cumar (Mucjis),C/hi Maxamuud Jiroow,Cali Maxamed Cusmaan (CAmeriko) Amiin Yuusuf Khasaaro, Axmed Maxamuud {Dhicisow},Cali Muxudd iin Cali, C/xmaan Muxuddiin Cali, Cali C/lle Qaanso, Nuuradiin M. Mukhtaar,{Diinoow} Qadro C/laahi Cali,Calii Diini Geed di,BileGuraxan,Qaasin Cabdu lle{QNeero},Maxamed Ibaraa hin {Bakistaan} Cimi Nuurre Wehliye,C/jamaac Xaaji Maki,Xaawo Axmed Jimcaa le,Najiib Cali Cumar Nuurto Cali Cumar, Maxamuud Cali Ibraah in (KoofurYare),Cali Muxumud Aadan {CMadoobe},Adan Macallin C/hi {Aadaa mo},Mukhtaar Nuur Maxamed {M.Lovy} ,Sacdiyo Xuseen Mocoow [Sacduuni} Saciido Sh. Axmed }vip {Xaashi C/lle Abiikar, Xaliimo Sacdiyo Sh. Cumar, C/rashiid C/lle Abiikar {Dayl} ,Abshir Cali Warsame {Shire}, Aadan Dheere,iyo Dhammaan Bahda Qorayaasha Wargeyskada Dalka Soo maaliya iyo Hey adaha Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha waxay TACSI TIIRAANYO LEH u direynaa Qoys kii iyo Ehe lahii uu ka Geeriyooday QORAA SARE AXMED CABDULAAHI MAXAMED (ALAXMED) oo habeenki Jimcaha ku Geeriyooday M/Muqdisho waxayna Alle ugu barayay aan inuu Naxariistii Janno ka Wara ab iyo Ehelkana uu Samir iyo Iiimaan Saadaq ah ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.