var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Warbixin: Alaab Dhaqe Isu Baddalay Milyaneer

Ilwareed Online

WASHINGTON. D.C — Tashita Tufaa, oo ah nin Ethiopian ah balse dagan Mareykanka ayaa noloshiisa ku sameeyay isbadal weyn, kadib marki uu shaqo kasoo bilaabay alaab dhaqid kadibna noqday milyaneer.

Tufaa oo ka soo jeeda gobolka Ormada ayaa waxaa uu Magaalada Minneapolis ku leeyahay shirkad gaadiid oo ay u shaqeeyaan inkabadan 300 oo basas ah.

Weriyaha VOA Tigist Geme ayaa la kulantay warbixintanna ka diyaarisay, waxaa soo tarjuntay soona jeedineysa Sahra Abid Ahmed
Xigasho:VOA-Somalia



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.