Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qatar & Soomaaliya oo Muran kataaganyahay *Daawo*

Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qatar & Soomaaliya oo Muran kataaganyahay.

Wararma maanta waa arimaha ka tåagan wadamada Khaliijka iyo saameynta ay ku yeelatay cunuqabadeenta lagu soo rogay wadanka Qatar.

Waara manat waxaa kale uu ka hadli doonaa ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Sharmaarke oo ka hadlay arinta dhaxdhaxaadnimada Soomaaliya ee muranka ka taagan Khaliijka oo uu ku sheegay mid khaldan syna aheed in xulufada Sacuudiga la taageero, maadaama wadamada sacuudiga uu hogaamiyo ay ahaayeen wadamadaii xiriir waqti dheer aan laheen.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...