var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wararkii ugu dambeeyay Weerar Qarax ah oo lagu weeraray meel u dhow Garoonka diyaaradaha Jowhar.

Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobalka Sh/Dhexe wararka laga helaayo ayaa Sheegaya in Qarax miino uu ka dhacay halkaasi.


Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa miinada Dhulka lagu aaso waxaa lala eegtay Gaari Cabdi Bile oo ay saarnaayeen ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Waxaa Qaraxaasi ku dhintay 3 Askari,Waxaana ku dhaawacmay 3 Askari kale oo ka Tirsan ciidamada Dowlada Federaalka ee Soomaaliya, Xili ay Marayeen Meel u Dhow Garoonka Mgaalada Jowhar.
Dhanka kale waxaa goobtaasi gaaray Ciidamo Badan oo ka Tirsan Dowlada,Waxayna Halkaasi ka sameeyeen Howlgal lagu qabqabtay dad badan, ma Jirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Magaalada Jowhar ee Xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: