var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Xalay ka dhacay Degaanka No.50 Ee Gobolka Sh/Hoose

Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya Dagaal Xalay illaa Shalay ka dhacay Degaanka Number 50 EE Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalkaasi Shabaab qasaare xooggan inuu ka soo gaaray.

Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalka ka dhacay Number 50 Shabaab looga dilay illaa 60 Dagaalyahan, islamarkaana laga qabtay Shabaabka illaa 2 ruux oo Dhaawac ah.

Dhanka kale saraakiisha ciidamada Dowladda ayaa isheegay in Dagaalka ka socda Gobolka Sh/Hoose ee Shabaab ay kula jiraan ay wadi doonaan inta Shabaabka laga saarayo Qeybaha ay ka Joogaan Gobolkaasi.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: