var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaalada Marka

Ilwareed Online –

Wararkii ugu dambeeyay ee Caawa naga soo gaaraya qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegaayn in rasaas goos goos ah laga maqlayo Xaafado ka tirsan degmada Marka ee Gobolkaas.

Xalay ayaa dagaalo culus e u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda uu ka bilaawday balse dagalkii ugu xooganaa uu ka dhacay Maanta barqadii kaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah.

Rasaas Goos Goos ah ayaa caawa la maqlayaa Goobihii ay dagaalada ka dhaceen,waxana sidoo kale jira barakac ay sameynayaan qeybaha Bulsahda oo ka casbiqaba in dushooda lagu dagaalamo.

Masuuliyiinta Maamulka degmada Marka ayaa waxa ay sheegeen in ay soo weerareen Rag ka tirsan Al-Shabaab islamarkaana ay iska difaaceen khasaarana ay gaarsiiyeen.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : Ilwareed Online

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: