var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal ka dhacay Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Bay

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa xalay weerar Ku qaaday Degmada Qansax dheere oo ka tirsan Gobalka Bay waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.


Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhigga Ciidanka Booliska ee Degmadaasi waxaana Ku dhintay hal Qof oo ka tirsan Booliska Soomaaliya waxaana ku dhaawacmay hal Qof oo canug 12 jir ahaa.
Dhanka kale ma jirto wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac ee halkaasi Ku dagaalamay waxaana saakay daggan xaaladda deegaankii uu xalay ka dhacay dagaalka.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: