var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Kismaayo (Akhriso)

Ilwareed Online

Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu soo gaba gabeeyay shirka madaxda maamul Goboleedyada dalka, kaasi oo Seddexdii maalin ee la soo dhaafay ka socday Magaaladaasi.

Waxaana ka qeyb galay madaxweynayaasha maamullada Puntland, Galmudug, Hirsheballe,  Koonfur Galbeed  iyo Jubbaland oo marti galisay shirkaasi.

War Murtiyeed ka soo baxay shirka ayaa looga hadlay Arrimaha Siyaasadda, Amniga, Dastuurka, Kaalmada Caalamiga, waxaana talooyin iyo baaq loogu jeediyay dowladda dhexe ee Federaalka.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: