var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War degdeg: Liiska Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Ku Dhawaaqay Gollihiisa Wasiirada oo ka Kooban 26 wasiir iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeen.
Wasiirada uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, waxayna magacyadooda kala yihiin sidan:
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeenMahdi Ra’isul was are xigeen
2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta
3= Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib

4= Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga
5= Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda
6= Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta
7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka
8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta Maalgeshiga
9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda
10- Maxamed cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
11- Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta

12- Xildhibaan Sh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola
13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska
15- Deeqa Yaasiin: Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka
16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta
17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha
18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha
19- Dr Fowziyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada
20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda
21- Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga
22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta
23- Abuukate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada
24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
25- Xildhibaan Saallim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha
26-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka

Fadlan halkan ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada Soomaaliya.



You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: