var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War Deg Deg ah: RW Khayre oo saacadaha soo socda la filayo inuu ku dhawaaqo Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Waxaa saxafadda looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la filayo in maanta uu ku dhawaaqo Golaha Wasiiradda Soomaaliya.


Maanta ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Mudooyinkaan Hadal heyntooda ay aheyd mid Joogto ah.
Dhanka kale Golaha Wasiiradda ayaa la filayaa inay inta badan noqdaan dad ku cusub saaxada Siyaasadda Soomaaliya.

AKHRISO  Shirkada Korontada BECO oo Garasbaaley Degmo u Aqoonsatay

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: