var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War Deg Deg Ah:-Qarax Miino oo Ka Dhacay Deegaanka Weydow ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

0

Qarax Miino ayaa wuxuu goordhow uu ka dhacay Deegaanka Weydoow ee Duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasi uu ahaa nuuca dhulka lagu aaso.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxaasi uu ku dhaawacmay wiil ka ag dhawaa goobta qaraxa uu ka dhacay, iyadoo miinadaasi ay ahayd mid dhulka ku aasnayd.
Dhanka kale lama hubo cida qaraxaasi halkaasi ku aastay, inkastoo qaraxyada nuucaani ah dhulka ku aasi jirtay Maleeshiyada Al-Shabaab.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.