var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War Deg Deg ah: Maxkamadda Ciidamada oo Xukun dil ah ku fulisay Akari ka tirsan Ciidanka Booliska.

Askari ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa saakay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdi Maadeey oo 28 sano jir ah ku xukuntay xukun dil ah, Xeer ilaalinta maxkamada Ciidamada ay sheegtay in Degmada Afgooye uu Qof Shacab ah ku dilay.
Dhanka kale Waxaa Xukunka Maxkamadda ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: