var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War Deg Deg ah: Gudoomiye Ku xigeenada G/Banaadir oo goordhow la magacaabay & Haween ka mid noqoday.

Gudoomiye ku xigeenadda Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir oo la badalay, waxaana loo magacaabacay Mas’ulyiin cusub kuwaasi oo kala ah:


1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sheekh C/qaadir.
2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxamed.
3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C.laahi Xaaji Erig.

4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali.
5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: