var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

War Deg Deg ah: Golaha Wasiiradda Cusub ee Soomaaliya oo Goordhow lagu dhawaaqay.

0

Xasan Cali Kheyre Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa iminka ku dhawaaqay Golaha Wasiirada ee dowladda Federaalka ah ee Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa magacaabay Madaxweyne Farmaajo 23 Febrayo isla markaana ay codka kalsoonida siiyeen Golaha Shacabka kowdii bishan aan ku guda jirno ayaa maanta ku dhawaaqay Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda uu Hogaamin doono.
Kheyre ayaa Golihiisa Wasiiradda dhawaan hor geyn doono Golaha Shacabka si ay uga helaan Codka Kalsoonida Golaha Baarlamaanka, Magacyadda Wasiiradda lagu dhawaaqay iyo Wasaaraddahaba Dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa Haddii uu Alle idmo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.