Waddo muhiim u ah isu socodka dadka Muqdisho oo dib loo furay

Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa amar ku bixiyay in la furo waddo muhiim u ah isu socodka caasimadda Muqdisho.