var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ururka Ahlusuno oo Ku kala Qeeybsamay Xiiriirka Galmudug

 

ururka diimeeydka hubeysan Ahlusuno  kana araminaya gobolada dhexe qeeyb kamid ah ayaa sheegay in ay soo foodsaratay qilaaf  salka ku haayo sida ay  wada hadal ula bilaawi lahayeen dowlada goboleedka Galmudug.

madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug ayaa ah nin xiriir dhow la leh  beelaha degan goobaha ay ka arimiyaa ururka Ahlusun. magaalda dhuusamreeyb.  Madaxweyen Xaaf Geele ayaa ah nin qibrad badan uleh sida loo dhaqmo jabhada hubeysan iyo kooxo mucaaradka.

ururka Ahlusuno  ayaa waxaa soo wajahday muran dhexdooda ah kaas oo ku saleeysan  sida loola hadali lahaa dowlada goboleedka Galmudug.   qeeybaha kaladuwan maamulka ururka Ahlusuno ayaa laga baqaa ineey ku kala qeeybsamaan arinka. wara hoose ayaa shegaaya in qaar kamid ah masuuliynta maamulka Ahlusuno ayaa si weeyn ugu dhego nulanayaa wadahadal.

maamulka Galmudug ayaa wxaa ka go’n ineey dowalda geeyaan Xarunta dowlada Galmudug Dhuuso Mareeyb. taa oo ka mid waxyabahii lagu doortay Madaxweyne Xaaf Geele inuu casimad goboleedka la geeyo dowlada Galmudug. warar kale ayaa sheegayaan in dowlada galmudug ayaa go’an keeda ka mid tahay in hadii wadahadalada fashilman in qorshaha labaad yahay isticmaalka awood ciidan.

ilo wareedyo  ku dhow maamulka galmudug ayaa sheegaya iney socot diyaar garoow ciidan xoogan oo aan la shaacina halka uu ku wajahanyhy. balse la maleeynaya in lagu wada dhanka Ahlusuno magaalada Dhuuso Mareeyb

 

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: