Turkiga oo Soomaaliya ka taageerayo dagaalka Al Shabaab

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayib Ordogan oo khudbad ka jeedinayay magaalada Reading ee dalk Uk ayaa uga mahadceliyay dowladda Britain xiriirka kala dhaxeeya Turkiga marka ay timaado la dagaalanka kooxaha loogu yeero Argagixisada.

Madaxweyne Ordogan ayaa sheegay in ay qorsheynayaan sidii nabad Waarta looga hirgelin lahaa dalalka Syria, Iraq, Afghanistan iyo Somalia, islamraakna ay ku dadaalayaan sidii ay meesha looga saari laha dhammaan waxa loogu yeero Argaxisada ee ka dagaalanta dalalkasi.

Hadalka Madaxweynaha Turkiga ayaa ku soo beegmaya, xilli dhawaan Al Shabaab ay sheegeen in Turkiga ay ula dagaalami doonaan sida AMISOM oo kale.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline