var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Turkiga oo Raashin u qeebiyay Dadka Reer Gaalkacyo +SAWIRRO

ka Socday Dowaladda Turkia ayaa manta soo gaaray magalada gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug wafdigaan ayaa u kuurgalayay Xaalada Nolaleed ee Dadka Barkacayaasha Ku Sugan duleedka magalada Gaalkcyo.

Wafdiga ayaa wax Hogaaminayay Maamulka Ku Xigeenka Hay’adda Tika ee Fadhigeedu yahay Dalka Turkia
wax ayna Kormeer ku Tageen Dhamaan Kamamka ay kunool yihiin Dadka Barkacyaasha ah ee Duledka Gaalkcyo Gaar ahan Degaanka Xaar xaar.

Waxaana wafdiga Socodalkiisa ku wehliyay Mamulka Degmada gaalkcyo ee Galmudug iyo Sidokale Maamulka Gobolka Mudug.

Boqashada ayaa wax sidokale Qeyb ka ahaa Deeq raashin ah oo la gaarsinayay dadka Barakacayaasha ah ee Degaanka Xaar xaar.

Dadka Barakacayasha ayaa isku jira kuwa ku xoolo meelay Abarata iyo kuwo horey Barakacayaaal ku ahaa magalada Ilaa 450 qoys ayaa waxa la gaarsiyay raashin qeybo badan ka kooban oo ay qeybisay Hay,ada Tika Ee laga leeyahay Dalka Turka Rashinkan ayaa waxaa sidokale la garin donaa qeybo kale
oo dadka barakacyaal ah ay ku Sugan yihiin. Deeqda raashinka ah ayaa wax soo dhiibay Shacabka Dowlada Turkia oo ku talagay in ay ku waciyeen Walalaha Somaliyeed ee Sameyn ku yeelatay Abarta weli ka tagan Dalka Somaliya.

Dhanka kale Masulinta ka Socoday Hay,ada Tika ayaa deeq dhar uqeybiyay Aqoonta ku nool Kuleejka Xaar xaar.

Duqa Degmada gaalkcyo Ee Galmduug Xirsi yusuf Bare ayaa ugu horey ka hadla Gobta Raashin loogu qeybinayay Dadka Barakacayaasha ah wax uuna umahadceliyay Shacabka Dowladda Turkia Sida ay uga qeyb qateen ugurmashada Shacabka Somaliyeed asgoona ku baaqay in weli Shacabka Degmada gaakacyo ay ubaahan yihiin Gurmad kale oo ay ka helaan Dowlada Turkia iyo Beesha Caalmka Madaama ay jiraan Degaano badan oo ka Tirsan Gobolka Mudug oo ay ka jirto Xalad Daran oo Abareed.

Gudomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug Axme maxmed Shire oo asga Halkaasi ka hadlaya aad ubogaadiyay Dowlada Turkia ayaa Shaacbkeena
Ugu Danbeytii waxaa Asna Hadlay Ali kuri oo ah Maamulo ku xigeenka ha,ada Tika ee loo soo wakiishay Deqda ayaa sheegay in Sidii loo baahnaa ay uqeybiyeen Deqdii Rashinka aheyd ee Shacaba
turkia ay ugu soo gurmadeen Bulshada Somaliyeed ee Gobolka Mudug islamarkaana wax uu intaas ku daray in ay Siiwadi donaan Ugurmashada Dadka Sameynta ba.an ku yeelay Abarta ka jirta Deganada Gobolka Mudug.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: