var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Toos u daawo: Ra’isul Wasaare Kheyre oo Marti ku ah Barnaamijka Gurmad Walaal ee TV-ga Qaranka.

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa ka qeyb gelaya barnaamij kaalmo loogu ururinayo dadka ay ku habsadeen abaaraha ka jira dalka, waxaana sidoo kale ka qeyb qaadanaya xubno ka tirsan guddiga abaaraha.

Barnaamijkaan oo uu soo qabanqaabiyay telefishanka Qaranka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya jaaliyadaha Soomaalida ku nool dalalka caalamka, hay’adaha samafalka iyo u dhaqdhaqaaqayaasha arrimaha bani’aadaminimada.

Halkaan ka daawo

AKHRISO  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigey Mashruuc lagu Hormarinayo Garoonka Muqdisho.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: