var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Tansi: Allaha ha u naxariistee Shaafici Shire oo aabihiis lagu dilay magaalada Mogadishu

Inaa lilah Waa inaaileyhi raajicuun. Geeridu waa xaq illah kaliya ayaa ah ma dhinte. Waa geeri naxdin leh angoo ah
Cali idow iyo Ubax maxamuud xalane i caruurteen waxaan halkan Tacsi uga direynaa Allaha ha u naxariistee Shaafici Shire oo aabihiis lagu dilay magaalada Mogadishu manta oo bishah aheed 13 abril 2017.

waxaan ilaah uga baryeeynaa janadu fardoosa amiin

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: