var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Taliye Sanbaloolshe oo Ay Haysato Labo Daran Mid Dooro Xilka Nabad Sugidda Mise Xildhibaan

Ilwareed Online –

Sanbaloolshe ayaa xildhibaan ku noqday taageero uu ka helay madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyadoo ninkii ugu weynaa ee la tartamayay guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax laga hor istaagay maalintii doorashada inuu hoolka galo, iyadoo loo adeegsaday ciidamo.

Inkastoo Sanbaloolshe sidaas xildhibaan ku noqday, haddana waxaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay xilka Taliyaha NISA oo uu hore uga soo qabtay dowladii Xasan Sheekh, isla markaana uu si weyn u caashaqay.

Xilka xildhibaannimo wuxuu Mudane Sanbaloolshe lumiyay isla markii uu aqbalay xilka agaasimaha NISA, sida uu qorayo qodobka 59-aad ee Dastuurka KMG ah, waxayna tani meesha ka saareysaa in taliyaha NISA uu hadda yahay xildhibaan sida dadka qaarkii sheegaan.

HOOS KA AKHRI SIDA XILDHIBAANKU KU LUMIN KARO XUBINNIMADA BAARLAMAANKA FEDERAALKA



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : Ilwareed Online

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: