var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Taliyaha ciidamada Milatariga oo beeniyay in uu Iscasilay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed Buud ayaa beeniyay in uu iska Casilay Xilkiisa.

Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Buud ayaa ku sheegay Warkiisa ku turu ku teen Laga faafiyay.

Warbaahinta qaar ayaa baahisay in uu is casilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed.

Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii shalay Ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga Soomaaliyeed oo Gadoodsan ay xannibeen qaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho.

AKHRISO  Waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 3aad)

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: