Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo gaaray Jabuuti

Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Maanta gaaray Dalka Jabuuti.

Taliyaha ayaa inta uu Jabuuti joogo waxa uu tababar u soo xiri doonaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska oo halkaasi lagu leylinayay Bilihii lasoo dhaafay.

Jabuuti ayaa ka mid ah Dowladaha qeybta ka ah howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo sidoo kale door wnaagsan kaga jirta tababarka iyo qalabaynta Ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.

     





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline