var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Tahriibiyaashii ugu Badnaa oo la soo badbaadiyay.

0

Ciidamada ilaalada xeebaha Taliyaaniga ayaa sheegay in 48-dii saac ee la soo dhaafay ayaa badwaynta Mediterranean-ka ka soo badbaadiyay 600,000 oo Tahriibayaal afrikaan ah.


Qof ka mid ah muhaajiriinta la soo badbaadiyey ayaa u sheegay saraakiisha inay xeebaha Liibiya ka soo raaceen Doonyo macmal ah oo halis ku ah safarka dheer ee Badda .
Dadkan Tahriibayaasha ah ayaa la sheegay inay ku jiraan dad ka soo jeeda Wadamada Itoobiya, Uganda, Soomaaliya, Tanzania, Kenya iyo dalal kale, waxaana la sheegay inay doonayeen in ay u socdaalaan Yurub, si ay uga dhabeeyeen hamigooda .
Dhanka kale Ciidamada Talyaaniga ayaa sheegeen inay sare u kacday tirada Muhaajiriinta ka imaanaya waqooyiga Afrika.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.