Tacsi Tiiraanyo leh: Waxaa London Ku geeriyooday Cadaawe Jiinow Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

Inaalilaahi wainaailaahi raajucuun Geeridu kalaxanuun badane waageeri aad noosaameeysay ilaah haunaxariisto walaalkeey Abdirahman Gacal (Cadaawe Jiinow) janatul fardoowsa ilaah haka waraabiyo oo shalay Ku geeriyooday magaalada London ee Wadanka Ingiriiska.

Tacsidaan Waxaa loo diraayaa eheladiisa oo dhan, Waxaan si gaar ah tacsidaan aan ugu direysaa Faadumo Cabdi Calasow oo aheed xaaskiisa oo ay isu dhaceen 10 caruur ah.

Geeridu Waa Xaq ilaaheey Waxaan uga baryeynaa in janadii fardowso ugu bishaareeyo Aamiin.

Marxuumka Allah ha u naxariistee waxaa tacsi u diraya dadka hoos ku qoran

Safiyo Abdi Alasow
Eedo Mulki Cismaan
Hussein Abdi Alasow
Reer Cadaawe Jiinow
Yasin Abdi Alasow
Sahro Aweys
Hawo Nux
iyo Dhamaan Reer Cabdi Calasow Nuur
Daahir Jeyte
Abdisalaam Eebow (Mataan)





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline