Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Tacsi: loo diraayo Aabo Xaaji Toxow Maxamed: Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un anagoo kala ah :
1-Cali Idow
2-ABBA Xuseen maalin
3-Jamal Maxamed Cabdi (joon)
4-Daauud Maxamed Muse
5-Cisman cosoble
6-Xasan Maxamed Xasan (black)
7-Dahir Maxamed Xasan
8-Maxamed sheekhmaxamuud.
Dhamaanteen Waxaan tacsi u direeynaa walaalaheen
1-Axmed Toxow
2-Awes toxow
3-yusuf toxow
Oo abahood Xaaji Toxow Maxamed maanta ku geeriyoodey magaalada Mogadishu
Waxaan ilaah uga baryeeyna janutu fardoosa eheladiisana Samir iyo iman ka siiyo aamiin.

 

 

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...