Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Tacsi: Hooyo Xaawo Guuleed oo ku geeriyootay Örebro Sweden

Inna Lilaahi wa Inna Ileyhi Raajicuun Jannatul Fardowsa
Allaha ka waraabiyo, waxa magaaladan Orebro ee bartamaha Sweden ku geeriyotay Hooyo Xaawo Guuled Maxamuud.
Marxuumada oo ahayd Ayeeyo ay ka farcameen caruur kor u dhaafayo afartameeyo oo ka kooban waxey dhashay iyo wax ay sii dhaleen. Annago kala ah
Baashe Jaamac, Axmad Wacays, Maxamad Daahir-Sablaale
Qeys Diiriye, Hassan Osman, Abtifatax Baniceymun, Arliyo Cabdulle, Xaliima Cabdulahi, Nadiifo Daahir
Waxan tacsi tiiranyo leh u direyna dhamaan cruurti, qaraabadi ay ka geeriyootay.
Allaha u naxariisto
AAMIIN AAMIIN

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...