Suuqyadii Lacagaha lagu sarifi jiray ee Addiss-Ababa oo gebi ahaan la xiray.

Ciidanka Milatariga Itoobiya ayaa maanta albaabada u laabay dukaamo ku yaala xaafado kamida caasimada dalka ee Addiss-Ababa. Dukaamadan ayaa ahaa kuwii sarifi jiray lacagaha ee suuqa madaw.

 

 

 

 

 

 

 

Bangiyada wixii ka baxsan ee shaqadan ka shaqayn jiray oo dhan ayaa albaabada loo laabaya. Ciidamada kala duwan oo dukaamada la xidhay hor tubban ayaa la arkayaa.

Hawlo addag oo xawli ku socda ayuu Abiye Ahmed waddaa.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline